Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday go’aan Niyad jab ku riday dowlada Kenya

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa cadeesay in aysan marnabo raali ka aheyn qorshaha dowlada Kenya ku dooneyso in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwada badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ku sugan magaalada Hague ee dalka Holand, ayaa sheegay in aysan marnaba dowlada aysan aqbaleyn … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday go’aan Niyad jab ku riday dowlada Kenya